Aadan Madoobe oo fariin deg deg ah u diray dhinacyadda ku dagaalamaya Baydhabo
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo magaalada Baydhabo, isagoo dhinacyada dagaalamaya faray in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka. HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED UU SOO SAARAY
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed